Gabar uu dhalay Boqor Salman oo Xabsi lagu xukumay iyo dambiga lagu helay oo la shaaciyay

Gabar uu dhalay Boqorka Dalka Sacuudiga oo lagu magacaabo Xassa Bint Salmaan ayaa Maxkamad kutaala magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxa ay ku xukuntay Xabsi iyo in ay bixiso ganaax lacageed oo badan. Xassa Bint Salmaan oo 43 sano jir ah ayaa Maxkamada iyada oo dibad joog ah ku heshay dambi ah in waardiyaheeda gaarka … Continue reading Gabar uu dhalay Boqor Salman oo Xabsi lagu xukumay iyo dambiga lagu helay oo la shaaciyay